Shirkadaha Isgaarsiinta dalka oo soo saaray War Saxaafadeed Xasaasi ah (Akhriso)

War Saxaafadeed maanta kasoo baxay qaar kamid ah Shirkadaha Isgaarsiinta dalka ayaa looga soo horjeestay habraacii loo maray xulashada xubnaha Hay`adda Isgaarsiinta Qaranka ku matalaya Qeybaha Isgaarsiinta Dalka. Shirkadahan ayaa sheegay in si cadaalad ah aan loo maray xulshada Xubnaha Isgaarsiina Qaranka, waxa ayna xuseen in hal shirkad laga soo xulay inta badan xubnaha Hay’adaha Isgaarsiinta … Continue reading Shirkadaha Isgaarsiinta dalka oo soo saaray War Saxaafadeed Xasaasi ah (Akhriso)